Ammaan iyo Dhaliil “Prof. Xasan Sheekh”

Ammaan iyo Dhaliil “Prof. Xasan Sheekh”

November 12, 2016

M/weynaha Somalia Prof. Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu nasiib u yeeshay inuu noqdo m/weynihii u horreeyey oo muddo nus qarni ah lagu doorto cod xor ah isagoo dalkiisa hooyo jooga. Wuxuu aad uga nasiib badnaa m/weyneyaashii ka horreeyey ee Kumeel gaarka, wuxuuna noqday madaxweyne awood leh oo si’ rasmi ah ulaRead More

Paul Pogba oo tijaabada caafimaad u maraya kooxda Manchester United

Paul Pogba oo tijaabada caafimaad u maraya kooxda Manchester United

August 8, 2016

Paul Pogba ayaa soo gaaray garoonka Manchester United si uu u maro tijaabada caafimaad ee kooxda Man United uu ugu biirayo kooxda Juventus. Ciyaaryahanka qadka dhex ee u ciyaara qaranka Faransiiska ayaa ka soo duulay magaalada Nice isagoo ka degey garoonka diyaaradaha ee magaalada Manchester waxana uu gaaray garoonka tababarkaRead More