Ammaan iyo Dhaliil “Prof. Xasan Sheekh”

M/weynaha Somalia Prof. Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu nasiib u yeeshay inuu noqdo m/weynihii u horreeyey oo muddo nus qarni ah lagu doorto cod xor ah isagoo dalkiisa hooyo jooga.

Wuxuu aad uga nasiib badnaa m/weyneyaashii ka horreeyey ee Kumeel gaarka, wuxuuna noqday madaxweyne awood leh oo si’ rasmi ah ula wareegay masuuliyadda qaranka Soomaaliyeed.

Waa aqoonyahan dadka Soomaaliyeed aad ugu farxeen markii loo doortay jagada ugu sarreysa Somalia, hadaba rajadii shacabka maka dhabeeyey Prof. Xasan Sheekh mise kama soo bixin xilkii loo igmaday.

Calan Qaran, oo ah warbaahin wadani ah waxay idiin soo bandhigeysaa warbixin dhowr qeyb ah oo looga hadlayo Ammaan iyo Dhaliil wax qabadkii M/weyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*