Dhacdooyinka

Trump oo loo doortay Madaxweynaha Mareykanka

Trump oo loo doortay Madaxweynaha Mareykanka

November 9, 2016 at 10:14 am 0 comments

Musharaxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada ee dalkaasi. Trump ayaa xilka kala wareegi doono madaxweyne Obama kaddib markii uu Hillary Clinton uga guuleystay 276 cod. Guusha Trump ayaa loo arkaa mid taariikhi ah waxa ayna ka fajicisay dad badan oo filayay in Hillary Clinton ay kaRead More

Ciidamada amniga ee Myanmar ayaa go'doomiyay gobolka Rakhine, tan iyo markii uu dhacay weerarka sagaalka askeri lagu dilay.

UN: Halabaaro xadgudubka ay geysteen ciidamada Myanmar

November 4, 2016 at 6:38 am 0 comments

Saraakiil sarsare oo katirsan xafiiska Qaramada Midoobay ee dalka Myanmar ayaa ku biiray baaqyada ah in la sameeyo baaritaano Madax banaan oo ku aadan wararka sheegaya in xadgudubyo ka dhan xuquqda aadanaha ay ka dhaceen gobolka Rakhine. Baaqyadan ayaa yimid kadib markii kooxo u ololeeyo xuquqda aadanaha ay booqasho kuRead More

Ciidamada dalka Ciraaq oo gudaha u galay magaalada Moosil

Ciidamada dalka Ciraaq oo gudaha u galay magaalada Moosil

November 2, 2016 at 5:56 am 0 comments

Xoogagga dowladda Ciraaq waxa ay daafaha magaalada Moosil dagaal culus kula galeen dagaallama yaasha daacish. Waxa ay ciidamadan isku deyayaan inay markii ugu horeysay galaan magaalada, tan iyo markii ururka la baxay Khilaafada Islaamka uu qabsaday, in ka badan laba sano ka hor. Waxaa jiro isku dhac aad u xoogRead More

Itoobiya oo Dhabahii Bur Burka Cagta Saartey

Itoobiya oo Dhabahii Bur Burka Cagta Saartey

August 9, 2016 at 6:45 am 0 comments

Marka hore hadii aynu dib u jaleecno taariikhdu markay aheyd sanadkii 1991-kii, ayay aheyd markii Jabhaddii xoreynta dadka Tigray-ga oo 16 sano halgan hubeysan kula jirtay Taliskii Dhargida ee Madaxweyne Mingistu Xayle Maryam ay kala wareegtay xukunka dalka. Jabhaddii Tigray-ga (Tigray People Liberation Front-TPLF) oo 7-dii nin ee aas-aastay ayRead More

Ruushka iyo Marerykanka: cidda dhabta ah ee bad-baadisay Erdogan

Ruushka iyo Marerykanka: cidda dhabta ah ee bad-baadisay Erdogan

August 9, 2016 at 6:26 am 0 comments

Af-gambigii fashilmay ee Turkiga ayaa qorsheysnaa bishan August,mana jirin haba yaraatee wax uu arintan ka ogaa maamulka madaxweyne Erdogan. Hase ahaate, 2 maalin ka hor xilligii la fullin lahaa inqilaabka milateri ayaa waxaa dalka Turkiga gaartay Christiana Amanpour, oo ah saxfiyad asal ahaan Iraaniyad ah balse heysata dhalashada Ingiriiska, sidookalenaRead More

100 ku dhimatay kacdoonka barakeysan ee Ethiopia

100 ku dhimatay kacdoonka barakeysan ee Ethiopia

August 9, 2016 at 6:02 am 0 comments

Hay’ada Xuquuqda Aadanaha ayaa waxa ay sheegeen in ugu yaraan 100 ruux ayaa ku dhimatay banaanbaxyo rabshado wata oo ka dhacay dalka Ethiopia labadii maalmood ee la soo dhaafay kadib markii ay isku dhaceen ciidamada ammaanka iyo dadka banaanbaxayay magaalooyin ku yaal dalka Ethiopia. Ururada xuquuqda aadanaha ayaa waxa ayRead More

Kala Shaki soo dhex galay Ankara iyo Washington

Kala Shaki soo dhex galay Ankara iyo Washington

July 17, 2016 at 8:07 am 0 comments

Muwaadiniinta asalkoodu yahay Turkey ee ku nool dalka Mareykanka ayaa xukuumadda Washignton ugu baaqay inay masaafuriso Fetullah Gulen oo ah ganacsade lagu eedeeyey inuu ka dambeeyey afgambigii dhicisoobay ee Jimcihii ku fashilmay Turkiga. Boqollaal Turki isaga kala yimid gobollada Mareykanka oo dibad bax weyn dhigay ayaa codsaday in wadaadka asalkiisuRead More

Dadka taageersan xukuumadda ee isu soo baxay.

Erdogan oo ku dhawaaqay inuu fashilmay Afgambi

July 16, 2016 at 8:47 am 0 comments

Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa ka soo muuqday magaalada Istambul isaga oo diiday in uu wax afgambi ah ka dhacay dalkiisa. Ciidammo hubaysan ayaa markii hore sheegay in ay la wareegeen xukunkii. Waxaase la arkay Madaxwaynaha oo ay ku hareeraysan yihiin taageerayaal soo dhawaynaya. Isaga oo si toos ahRead More

56-sano kadib asaaska Xoogga dalka Somalia

56-sano kadib asaaska Xoogga dalka Somalia

April 12, 2016 at 3:59 pm 0 comments

Maanta oo kale 12-ka April waxaa sanad kasta la xasuustaa asaaska ciidamada xoogga dalka Somalia, oo laga joogo 56-sano laga soo billaabo 1960-kii. Munaasabad uu ka qeyb galay m/weynaha dalka mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu qabtay xarunta wasaaradda gaashaandhiga ee caasimadda Muqdisho. Hadaba Warbaahinta Calan Qaran waxay idiin sooRead More

Tijaabada Calan Qaran

Tijaabada Calan Qaran

April 4, 2016 at 10:53 am 1 comment

Warar Tijaabo ah