Faallooyinka

QORMO: RI’DEYDU HA II CODEYSO

QORMO: RI’DEYDU HA II CODEYSO

November 4, 2016 at 7:40 am 0 comments

Soomaaliya waxaa dhawaan la filayaa ineey ka dhacaan Doorashooyin Dadban oo dalka loogu dhisayo Dowlad Hogaamisa 4-ta Sano ee soo socota. Markase la raad raaco macnaha DOORASHO DADBAN , .waxaa kuu soo baxaya waa inaan sinaba loo filan karin iney qabsoonto Doorasho Cadaalad iyo Yaa mudan ku dhacda oo ayRead More

Norway oo shirqoolka badda Somalia lagu dhacayo ku qal-qaalisay Kenya

Norway oo shirqoolka badda Somalia lagu dhacayo ku qal-qaalisay Kenya

September 21, 2016 at 1:37 pm 0 comments

Badda Soomaaliya Ceelasha Shidaalka ee ku jira kuwaas oo ah kuwa hadda la isku haysto, Dawlada Norwey Kenya Iyadaa Ku Qal Qaalisey In Ay Sheegato Marka ay Kenya Guulaysatana ay Norwey Shidaalka soo saarto. ( Fadlan Walaal Akhri Warbixin Arimahaas Iftiimineysa.) Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib oo ka mid ahaa saraakiishiiRead More

Xalka iyo Dejinta Soomaaliya Isla Gacanta Soomaaliduu ku jiraa

Xalka iyo Dejinta Soomaaliya Isla Gacanta Soomaaliduu ku jiraa

September 20, 2016 at 8:18 am 0 comments

Ma dhab baa Hadalka Beesha Caalamka ee Leh “Xalka iyo Dejinta Soomaaliya Isla Gacanta Soomaaliduu ku jiraa”? Waxaa jira eray had iyo jeer lagu celceliyo muddadii dalkeena hooyo ee soomaaliya uu burbursanaa waxaana lagu doodaa “arrintu Soomaali bay u taal” ”. “Xalka Soomaaliya wuxuu ku jiraa gacanta Soomaalida”. Ma dhabRead More

AMISOM and other troops have struggled to stop recent al-Shabaab attacks in Mogadishu. Credit: AU-UN/Stuart Price

Al-Shabaab steps up attacks in run up to the Somalia elections

September 19, 2016 at 11:08 am 0 comments

  The Islamist militant group is determined to disrupt Somalia’s (s)election process. It has been helped in this ambition by a number of factors. In the lead up to Somalia’s political transition, scheduled to take place across this September and October, al-Shabaab has upped the ante. With the country preparingRead More

Gumeysiga Ethiopia oo m/weyne Xasan dabin u dhigay

Gumeysiga Ethiopia oo m/weyne Xasan dabin u dhigay

August 10, 2016 at 6:33 pm 0 comments

M/weynaha Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hogaaminaayo wafdi heer sare oo matalaya dowladda fedraalka dalka Soomaaliya ayaa maanta aaday magaalada Jigjiga ee dhulka Soomaaliyeed ee xoogga lagu heysto. M/weynaha dalka Profissor Xasan Sheekh ayaa sida la sheegayo wuxuu Jig-Jiga u tagay inuu muujiyo inaysan jirin Soomaali cadowga Ethiopia iskaRead More

Ruushka iyo Marerykanka: cidda dhabta ah ee bad-baadisay Erdogan

Ruushka iyo Marerykanka: cidda dhabta ah ee bad-baadisay Erdogan

August 9, 2016 at 6:26 am 0 comments

Af-gambigii fashilmay ee Turkiga ayaa qorsheysnaa bishan August,mana jirin haba yaraatee wax uu arintan ka ogaa maamulka madaxweyne Erdogan. Hase ahaate, 2 maalin ka hor xilligii la fullin lahaa inqilaabka milateri ayaa waxaa dalka Turkiga gaartay Christiana Amanpour, oo ah saxfiyad asal ahaan Iraaniyad ah balse heysata dhalashada Ingiriiska, sidookalenaRead More

Hal fursad oo Somalia u hartay!!

Hal fursad oo Somalia u hartay!!

August 4, 2016 at 8:07 pm 0 comments

Sida caadiga ah dadka Soomaaliyeed waxay ka daaleen qabyaalad, laaluush, musuqmaasuq, iyo cadaalad darro waxaana sabab u ahaa hogaanka oo xumaa muddo rubuc qarni ah. Waxaana dadka qaarkood gaareen heer ay ka quustaan Somalia marka laga reebo dhowr muwaadiniin Qurbe Joog iyo qaran joogba isugu jiray. Canab Maxamed Daahir waaRead More

Koobka Fedraalka “Ammaan iyo dhaliil”

Koobka Fedraalka “Ammaan iyo dhaliil”

August 4, 2016 at 6:56 pm 0 comments

Si kastoo bilowgii Tartanka Maamul Goboleed yada ay dadku si weyn ugu ku kala aragti duwanaayeen gaar ahaan qaabka loo soo agaasimay. ayna abuur meen Doodo iyo Fikrado is mud mudaya. Hadana waxaa la oran karaa Tartankani waxa uu kulan saday Amaan iyo Dhaliil is barkan. = AMAAN:- ■ SidaRead More

Allow-La arkaa Somalia oo dowlad leh

Allow-La arkaa Somalia oo dowlad leh

April 4, 2016 at 1:06 pm 0 comments

Soomaaliya, waa dal ka mid ah dalalka caalamka oo xor ah, gaar ahaan ku abtirsada Qaaradda Africa, hadana dowlad la,aan ah in ku dhow 20-sano, ka dib markii gacmaha dadka soomaaliyeed iyo maskaxo shisheeye oo is kaashaday, ay si miyir la’aan ah u dumiyeen dowladii kacaanka ee 21-kii sano eeRead More

Dad baan aqoon dowladnimada

Dad baan aqoon dowladnimada

April 4, 2016 at 12:58 pm 0 comments

Waxeey aheyd goor barqo ah,markii uu iigu yimi goob  shaaha lagu cabo   nin saaxiibkeey ah oo ka mid ah dadka Dowlad ku noolka ah,oo ay cadho  aad u xoogani  wajigiisa ka muuqato waxa uuna igu yiri,”Waxa ay I leeyihiin dowladda ayaad mucaarad ku tahay”hadal kuma aanan celin bal in uuRead More